Gudoomiye Mursal oo kulan la qaatay Mr Lingarde iyo Waxyaabihii ay kawada hadleen

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Sweden u soo magacowday Soomaaliya Mr.Lingarde. Kulanka dhax maray Gudoomiyaha golaha shacabka  iyo safiirka Sweden ayey uga wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal,dardargelinta howlaha lagu dhameystirayo doorashooyinka Dalka. Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Safiirka dowlada Sweden … Continue reading Gudoomiye Mursal oo kulan la qaatay Mr Lingarde iyo Waxyaabihii ay kawada hadleen